Dagaal Khasaaro dhimasho Sababay dad badana ka naxeen oo ka dhacay Muqdisho

Ciidamo kawada tirsan milatariga Soomaaliya ayaa dagaal sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxa uu ku dhax maray xaafada loo yaqaan Tarabuush oo katirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Sida aan wararka ku helnay askarta dagaalantay oo ilmo adeero ahaa ahaa ayaa isku qabsaday guri halkaasi kuyaala, waxaana muran iyo is qabqabsi kadib labada … Continue reading Dagaal Khasaaro dhimasho Sababay dad badana ka naxeen oo ka dhacay Muqdisho